SASSUOLO VS INTER MILAN: Shaxda & safafka ay caawa lasoo shirtegi karaan!

(Sassuolo) 14 Maajo 2016 – Kooxda Inter Milan ayaa u safraysa kooxda Sassuolo oo u dagaallamaysa kaalinta 6-aad oo ay haatan ku jirto, halka Inter oo ku jirta booska 4-aad aysan kana sara maraynin, hoosna uga dhacaynin wax kastoo kulankani ku dhamaado.

Kooxda Inter ayaa sidaa darteed u yeertey qaar badan oo ka tirsan da’yarta ama Primaverra-ha kooxda si ay iskugu kululeeyaan kulankan ay u arkaan mid bilaa micne ah, iyagoo dhanka kalena ku adkaynaya kooxda Milan oo haddii ay badiso, Nerroverdi-na la garaaco iyadu qaadanaysa kaalinta 6-aad.

Sassuolo ayuu kulankani uga dhigan yahay geeri iyo nolol iyagoo doonaya inay usoo baxaan EL, haddaba hoos ka eeg.

KAYDKA: 1 POMINI, 79 PEGOLO, 3 LONGHI, 5 ANTEI, 23 GAZZOLA, 7 MISSIROLI, 8 BIONDINI, 29 TROTTA, 9 FALCINELLI,  ,  ,

Loo codeeynayo: Pellegrini – Missiroli 70% – 30%,

Ganaaxan: Berardi (1)

Aan la heli karin: Laribi (lama hubo), Terranova (lama hubo),

Digniin qaba: Duncan, Pellegrini

Arrimo kale: Broh

KAYDKA: 98 RADU, 2 GYAMFI, 21 SANTON, 29 MIANGUE, 28 DELLA GIOVANNA, 55 NAGATOMO, 56 BONETTO, 83 FELIPE MELO, 11 BIABIANY, 97 MANAJ, 99 CORREIA, 92 BALDINI

Loo codeeynayo: Telles – Nagatomo 55% – 45%, Gnoukouri – Felipe Melo 55% – 45%,

Ganaaxan: Handanovic (1), Perisic (1)

Aan la heli karin: Icardi (da valutare),

Digniin qaba: Jovetic, Telles, Dodò, Nagatomo

Arrimo kale ku maqan: Popa, Miranda, Medel

Untitled

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close