Kooxdii ugu xumeed horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub oo la shaaciyey… (Chelsea iyo Man United oo min labo ku leh!)

(Yurub) 14 Maajo 2016 – Shabakadda ciyaaraha ka faaloota ee Goal.com ayaa shaacisay maanta koox ay ugu magac dartay kooxdii ugu xumeed ee dhammaan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub.

Labada kooxood ee reer England Chelsea iyo Manchester United ayaa kooxdan min labo xiddig ku leh, waana Falcao, Hazard, Valdes iyo Depay.

Kooxaha AC Milan, Real Madrid iyo Roma ayaa iyaguna shaxdan 11 ciyaaryahan ah ku leh min hal xiddig, waana Balotelli, Danilo iyo Dzeko.

Halkaan hoose ka eeg shaxda 11 ciyaaryahan ee ugu xun horyallada waa weyn ee qaaradda Yurub oo ay shaacisay Goal.com, shaxdeeduna waa 3-4-3:-

worst-european-team-of-the-season_ludk68m2of2l1fp2bavlpyltu

Gool FM.

 

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close