John Terry oo qandaraaskii loo soo bandhigay si uga biyo diidsan, waxa uu begsaday Instagram-ak si uu dareenkiisa ku aadan u muujiyo…Muxuu yiri?

1789304-37783371-2560-1440-1024x575

(London) 14 Maajo 2016. Cheslea waxa ay xaqiijisay in ay kabtanka kooxda John Terry heshiis 12 bilood ah u soo bandhigtay kaddib markii ay gadoodeen taageereyaasha naadiga.

Hase ahaatee , John Terry waxaad moodaa in uu si uga biyo diidsan yahay, balse waxa uu jamaahiirta ugu baaqay xasilooni isaga oo taageeradooda uga mahadceliyey.

MUXUU YIRI?

111111

Waxaan qof walba uga mahadcelinayaa wanaagii ay ii rajeyeen. Qandaraaska ay kooxda ii soo bandhigtay waa mid doorar (Kaalmo) ka duwan ah waxaana filayaa in mid waliba oo idinka mida uu fahmi doono in aan u baahanahay waqti aan si taxadar leh uga fekero kahor inta aan go’aan qaadan.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close