AC MILAN VS AS ROMA: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Milano) 14 Maajo 2016 – Kooxda Milan oo u muuqata mid faras dhintay jeedleeysa ayaa rajo aan sidaa u badnayn oo aan cagteeda oo qura ku xirnayn ka leh kaalinta 6-aad oo ay dad badani aaminsan yihiin inaysan xitaa istaahilin, marka la eego qaabkii ay u wajahdey kulamadii Carpi, Verona iyo Frosinone.

Kooxda AS Roma iyadu waxay boorsada ku ridatey kaalinta 3-aad, balse waxay rajo ka leedahay kaalinta 2-aad si ay dood la’aan u tagto CL, waxayna caawa San Siro kulanka ugu dambeeya kula dheelaysaa kooxda Milan oo guulna doonaysa, Inter-na asxaan aan rajo badan laga qabin ka quud darreeynaysa.

Haddaba, hoos ka eeg shaxda iyo safafka labada naadi.

KAYDKA: 32 ABBIATI, 1 DIEGO LOPEZ, 2 DE SCIGLIO, 20 ABATE, 13 ALEX, 4 MAURI, 18 MONTOLIVO, 91 BERTOLACCI, 28 BONAVENTURA, 72 BOATENG, 70 BACCA,

Loo codeeyey: Mexes – Alex 60% – 40%, Honda – Boateng 60% – 40%, Balotelli – Bacca 60% – 40%,

Ganaaxan: Cidna

Aan la heli karin: Antonelli (lama hubo), Ely (waa uga dhamaatay fasalkan), Menez (lama hubo),

Digniin qaba: Calabria

Arrimo kale ku maqan: Niang

KAYDKA: 26 DE SANCTIS, 13 MAICON, 87 ZUKANOVIC, 5 CASTAN, 35 TOROSIDIS, 33 EMERSON, 6 STROOTMAN, 14 IAGO, 10 TOTTI, 97 SADIQ,  ,

Loo codeeyay: Cidna

Ganaaxan: Cidna

Aan la heli karin: Perotti (xilligan waa uga dhamaatay), Keita (xilligan waa uga dhamaatay), Vainqueur (xilligan waa uga dhamaatay), Gyomber (la qiimeeynayo),

Digniin qaba: Digne, Keita, Dzeko, Florenzi, Rüdiger, De Rossi

Arrimo kale ku maqan: Ucan, Lobont, Gyomber, Nura, Capradossi, Machin, Di Livio, Ponce, Tumminello

Untitled

 

b

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close