AC Milan oo caawa ku ciyaaraysa funaanadeeda cusub ee 2016-17 + Sawirro

Kooxda AC Milan ayaa caawa markii ugu horreeysey ku ciyaaraysa funaanadeedda cusub ee fasal-ciyaareedka xiga ee 2016/17 kulanka ay San Siro kula ciyaarayso Roma.

Kooxda Milan ayaa dib ugusoo laabanaysa midabadeedii taqliidiga ahaa ee casaanka iyo madowga oo markan intii hore ka waadaxsan kana liilmo dhuuban, waxaa sidoo kale soo noqotay astaanta rasmiga ah ee kooxda oo ku dheggan dhanka midig ee funaanadda.

Funaanadda aannu ilaa haatan si waadax ah u helnay ayaa ah midda 1-aad, halka aan weli si rasmi ah loo heeynin funaanadda 2-aad iyo tan 3-aad oo faahfaahsan.

b

b1 b2 b3 b4 b5 b7 b8 b9 b10 b11 b13 b14

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close