Lucas Vazquez oo qura ayaa seegay tababarkii Real Madrid ee maanta

14631316568727

(Madrid) 13 Maajo 2016. Lucas Vazquez oo kaliya ayaa ka maqnaa tababarka Real Madrid ee maanta kahor kulanka Deportivo La Coruna.

Weeraryahanka wali si buuxda ugama soo kaban dhaawicii jilibka ka soo gaaray qeybna kama ahaan doono kulanka ka dhici doona Estadio Riazor.

Dhamaan xiddigaha kale ee Zinedine Zidane wey tababarteen iyaga oo isha ku haya in ay Barcelona ka dafaan La Liga ololahan 2015-16.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close