Kooxda Everton oo soo bandhigtay maaliyaddeeda cusub ee ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka soo socda + SAWIRRO

(Liverpool) 13 Maajo 2016 – Kooxda kubadda cagta Everton ayaa soo bandhigtay maaliyaddeeda cusub oo ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka soo socda, kaddib markii ay cayrisay tababaraheedii Roberto Martinez.

Maaliyaddan oo ay ku dheeli doonto Everton kulamada ay ku ciyaarayso garoonkeeda ee martida loo yahay ayaa midabkeedu yahay kan ay caanka ku tahay ee Buluuga ah, waxaana gacmaha ay ku leedahay diilimo jaalle ah.

Everton ayaa maaliyaddeeda cusub waxa ay xiran doontaa oo ay ku ciyaari doontaa kulanka ay Axadda soo aaddan wahahayaan Norwich.

SAWIRRO:

CiPBoyWWgAAWKbr CiPDH6bWEAA4BCy CiPDHO6XEAAvmUX CiPETWIWUAA2Q7d CiPG3tcWwAA91aZ CiPGW6wW0AE-pU9 CiPGW80WUAAcwmN Coleman new kit 470 Gallery 1 Gallery 2 Gallery 3 Gallery 4 Gallery 5 Gallery 6 Gallery 7 Gallery 8 Gallery 9 Gallery Main Zoom Gallery 750

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close