Kooxda Bayern Munich oo soo bandhigtay maaliyadeeda cusub ee xilli ciyaareedka soo socda… + SAWIRRO

(Munich) 13 Maajo 2016 – Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee waddanka Jarmalka ayaa soo bandhigtay maaliyadeeda cusub ee ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka soo socda ee 2016-17.

Shirkadda Adidas ayaa maaliyadaan sameysay, waxaana kooxda ku guuleysatay horyaalka Bundesliga ee Bayern Munich ay xiran doontaa xilli ciyaareedka soo socda maaliyadooda ka samaysan midabka Guduudka iyo kan cadaanka ah.

Waxa ay maaliyadaan ku leedahay xariiqmo cad-cad afka hore ee kuleetiga iyo si la mid ah afka hore ee gacmaha maaliyadda.

SAWIRRO:

fcb-1000-cet-13-may-embargo_1jbsatrv841jm162tvayvhfgyv

fcb-1000-cet-13-may-embargo_8k0it6erxbdl161b3dp7ilp78

fcb-1000-cet-13-may-embargo_9dg8ge57eclx1gwqjyo8hy3hj

fcb-1000-cet-13-may-embargo_100a8zm1jgviy1a6xw6p1sjq32

fcb-1000-cet-13-may-embargo_137tcnsyy0v0e1q5nzp1tbstit

fcb-1000-cet-13-may-embargo_138oz9lljpqqj1qhzcnnotmsyh

fcb-1000-cet-13-may-embargo_fcne9cpisnyj1iv9hk7a6wj7u

fcb-1000-cet-13-may-embargo_szmqwlq6i7yu191nfxairs3hb

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close