Daawo: Luka Modric oo dhulka dhigay Cristiano Ronaldo! Ma ula kacay mise waa kam’a?

Cristiano+Ronaldo+Real+Madrid+Training+Session+WGO3ZPcl-29l

(Madrid) 13 Maajo 2016. Waxbaa ka dhacay tababarkii Real Madrid ee Real Madrid!

Ma maleysan kartaa in Luka Modric uu dhulka dhigo karo Cristiano Ronaldo? hadaba  maanta ayey isku haleeleen tababarka.

Xiddigaha waxa ay diyaar garow ugu jiraan kulanka Deportivo ee ugu dambeya La Liga toddobaadkan.

DAAWO

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close