Daawo kartuun lagu cabiray sida Zlatan uu doonayo in uu ugu soo laabto PSG!

(Paris) 13 Maajo 2016. Weeraryahanka Paris Saint – Germain iyo Sweden waxa uu xaqiijiyey in xagaaga uu isaga tagi doono caasimada France.

Wali lama xaqiijin halka uu qaban doono walow ay dhinacyo Premier League-ga ay u gaarsi saxiixiisa ugu jiraan.

Laacibka oo sida uu sheegay ahaa sida boqor markii uu imanayey PSG hadana oo uu baxayana dareemaya halyeynimo ayaa sheegay in uu maalin uu kooxda baaxad tababare ugu soo noqon doono!

ibra-the-terminator_yxhipnpq1rhy1rv1cwh2685ac

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close