Liiska kooxaha ugu qiimaha badan kubadda cagta oo la soo saaray… (Real, Barca iyo United oo safka hore isku ciriirinaya) + SAWIRRO

gareth-bale-cristiano-ronaldo-real-madrid_1n69g71whmff1rpobqwdk30ud

(Yurub) 12 Maajo 2016 – Daraasad ay dhawaan soo saartay Forbes ayaa waxa ay shaaca kaga qaaday kooxaha ugu qiimaha badan kubadda cagta Adduunka, waxaana safka hore ku wada jira kooxaha Real Madrid, Barcelona iyo Manchester United.

Real Madrid ayaa ah kooxda kaalinta koowaad ku jirta waxaana ay heshay £2.52 billion, halka Barcelona oo haysata £2.45 billion ay ku jirto kaalinta labaad, waxaana booska saddexaad soo xiratay kooxda Manchester United oo leh £2.29 billion.

Kaalinta ugu hooseysa kooxaha ugu qiimaha badan kubadda cagta waxaa ka hoggaaminaysa Newcastle United oo xalay xaqiijisatay inay u laabtay heerka labaad ee Ingiriiska, waxaana ay haysataa  £265 million.

Haddaba halkaan hoose ka eeg kooxaha ugu qiimaha badan kubadda cagta iyo koox waliba qiimaha ay haysato:-

Real Madrid | £2.52 billion

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Barcelona | £2.45 billion

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Manchester United | £2.29 billion

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Bayern Munich | £1.85 billion

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Arsenal | £1.39 billion

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Manchester City | £1.33 billion

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Chelsea | £1.15 billion

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Liverpool | £1.07 billion

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Juventus | £896 million

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Tottenham Hotspur | £702 million

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

AC Milan | £571 million

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Paris Saint-Germain | £563 million

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Schalke | £453 million

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Atletico Madrid | £438 million

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Internazionale | £387 million

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

West Ham United | £375 million

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

AS Roma | £351 million

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Napoli | £274 million

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Newcastle United | £265 million

Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Real Madrid

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close