DARAASAD: Waa kuwee 20-ka laacib ee lacagaha ugu badan helay sanadkii la soo dhaafay… (Ronaldo iyo Messi kee ku sita?)

lionel-messi-cristiano-ronaldo-ballon-dor_icotihpwjph613trwijqtvx7r

(Yurub) 12 Maajo 2016 – Daraasad ay soo saartay jariiradda Forbes ee ganacsiga ayaa waxa ay shaaqa kaga qaaday 20-ka laacib ee lacagaha ugu badan helay sanadkii la soo dhaafay, lacagaasoo isugu jira mushaaraadka iyo waxyaabo kale.

Jariiraddan ganacsiga ee Forbes ayaa daabacday liiskeeda sanadlaha ee ciyaartoyda, kuwaasoo uruursaday lacagihii ugu badnaa sanadkii la soo dhaafay.

Haddaba halkaan hoose ka eeg laacibiinta kubadda cagta ee qiimaha ugu badan helay iyo xiddig waliba qiimaha uu haysato:-

Cristiano Ronaldo (Real Madrid) | $82m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Lionel Messi (Barcelona) | $77m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Zlatan Ibrahimovic (Paris Saint-Germain) | $37m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Neymar (Barcelona) | $34m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Gareth Bale (Real Madrid) | $34m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Wayne Rooney (Manchester United) | $26m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Sergio Aguero | $24m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Luis Suarez (Barcelona) | $23m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Eden Hazard (Chelsea) | $22m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Cesc Fabregas (Chelsea) | $21m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

James Rodriguez (Real Madrid) | $21m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Yaya Toure (Manchester City) | $20m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Radamel Falcao (Chelsea) | $19m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Thiago Silva (Paris Saint-Germain) | $18m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Mesut Ozil (Arsenal) | $18m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Bastian Schweinsteiger (Manchester United) | $18m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Angel Di Maria (Paris Saint-Germain) | $18m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Robin van Persie (Fenerbahce) | $17m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

David Silva (Manchester City) | $17m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Samir Nasri (Manchester City) | $15m

Lionel Messi Cristiano Ronaldo Ballon d'Or

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close