Day: May 12, 2016
-
Horyaallada
DAAWO: Halyeeyada kubadda cagta ee usoo hiloobey kooxohoodii hore! (Min Henry ilaa halyeey Cruyff)
(Zurich) 12 Maajo 2016 – Waxaa jira xiddigo waawayn oo waqti lasoo qaatay kooxo kala duwan, gaar ahaan kuwa ay…
Read More » -
Horyaallada
YOUTUBE LIVE: Dhamaadyada CL & EL oo fasalkan toos looga daawan doono Youtube!
(Zurich) 12 Maajo 2016 – Waxaa fasal-ciyaareedkan dhamaadyada Uefa Champions League iyo Europa League si toos ah looga daawan doonaa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
HADALKA HALYEEY HORE: Daniele Massaro oo rajo wayn ka muujiyey iibka Milan!
(Milano) 12 Maajo 2016 – Jookarkii hore ee kooxda AC Milan ee Daniele Massaro, ayaa sheegay in kooxda Rossoneri ay…
Read More » -
Horyaallada
WAR CUSUB: Xulka qaranka Faransiiska ee ka qayb gelaya Koobka Qaramada Yurub oo lagu dhawaaqay!
(Paris) 12 Maajo 2016 – Dambeedka kooxda AS Roma ee Lucas Digne iyo jaallayaashiisa Juventus ee Paul Pogba iyo Patrice…
Read More » -
Spain
“Jooji kali ciyaarka”, Mid ka mida xiddigaha Barca iyo Neymar oo is maan dhaafay, United oo ka faa’idi karta arintan. Sidee wax u dheceen?
(Catalonia) 12 Maajo 2016. Manchester United waxa ay hada si fudud kula soo wareegi kartaa Neymar kaddib markii war la…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Daawo sawiro dheeri ah oo laga helayo Filim-ka Clash of Kings ee uu dhowaan duubi doono Bastian Schweinsteiger
(Munich) 12 Maajo 2016. Laacibka khadka dhexe ee Mancehster United Bastian Schweinsteiger ayaa lagu wadaa in uu ka soo muuqdo…
Read More » -
Spain
AS: James Rodriguez iib ma ahan”
(Madrid) 12 Maajo 2016 AS ayaa daabacday in kooxda Real Madrid aysan diyaar u ahayn inay iska iibiso laacibkooda James Rodriguez kaas…
Read More » -
Soomaaliya
Daawo Sawiradda: Heegan oo hanatay koobkii lagu maamuusayey sanad guuradii afraad ee ka soo wareegtay aas aaska idaacadda iyo Website-ka Gool FM
(Muqdisho) 12 Maajo 2016. Waxaa goor dhoweyd ku soo dhamaaday gegida Banaadir ee magalaada Muqdisho kulan ka tirsanaa horyaalka heerka…
Read More » -
Suuqa
RASMI: Dortmund oo ka dulqaaday Liverpool saxiixa Ousmane Dembele
(Dortmund) 12 Maajo 2016 Kooxda Borussia Dortmund ee dalka Germanka ayaa uga adkaatay Liverpool saxiixa weerar yahanka kooxda Rennais ee dalka…
Read More »