10-KA HORE: Baro 10-ka halyeey ee horseedka ka ah horyaalka Talyaaniga (Daawo)

(Roma) 11 Maajo 2016  – Horyaalka Serie A oo mar ahaan jirey horyaalka 1-aad ee dunida balse sanadihii dambe woxoogaa hoos u dhac dhanka dhaqaalaha ihi ku yimid wuxuu caan ku ahaa xiddigaha dunida ugu wanaagsan oo ku taami jirey inay ka dheelaan.

Haddaba waxaan idiin haynaa 10-ka ruug caddaa ee ugu saamaynta ballaarnaa horyaalka Talyaaniga oo ay la socoto warbixin kooban oo lagu faahfaahinayo taariikhdooda waxayna kala yihiin:

1 – Javier Zanetti
2 – Paolo Maldini
3 – Francesco Totti
4 – Gianluigi Buffon
5 – Silvio Piola
6 – Antonio Di Natale
7 – Pietro Vierochowod
8 – Dino Zoff
9 – Alessandro Delpiero
10 – Alessandro Costacurta

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close