Waa tee kooxda ugu xun horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan…(Real iyo Barca oo min 2-laacib ku leh)

xun

(Spain) 10 Maajo 2016. Warsidaha Goal.com ayaa soo saaray shaxda kooxdii ugu xumeyd horyaalka La Liga ee kal ciyaareedkan xilli uu hal kulan oo qura ka harsan yahay horyaalka Spain.

Barcelona iyo Real Madrid ayaa qoorta iskula jira oo waxaa lagu kala saari doonaa min halka kulan ee u harsan waxaana xusid mudan in kooxda reer Catalonia ay 1-dhibic ka horreyso Los Blancos.

Haddaba shaxda ugu xun ee La Liga ee uu soo saaray warsidaha Goal.com waxaa ka soo muuqanaya min labo laacib ee kooxaha Barca iyo Real laakiin Atletico oo isaga hartay tartanka horyaalka Spain ayaan wax ku lahayn kooxda xun.

EEG SHAXDA:

xun1

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close