Kooxdii ugu fiicnayd xilli ciyaareedka horyaalka La Ligaha Spain oo la soo saaray

 La Liga

(Madrid) 10 Maajo 2016 – Iyadoo ay hal kulan oo qura ka harasan tahay horyaala isla markaana aan weli la go’aamin cidda ku guuleysan karta maadaama hogaamiyayaasha Barca ay hal dhibic oo qura ka sarreeyaan Real Madrid ayay Goal.com soo saartay kooxdii ugu fiicnayd.

Kooxda ugu fiican xilli ciyaareedkan horyaalka La Ligaha Spain waxaa xiddigaha ugu badan ku leh kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid, waxaana ay ku leeyihiin min afar ciyaaryahan.

Real Madrid oo ah kooxda saddexaad ee xiddigaha ugu badan ku leh ayaa kooxda ugu fiican La Ligaha xilli ciyaareedka ayaa waxa ay ku leedahay saddex ciyaaryahan.

Kooxda ugu fiican xilli ciyaareedka horyaalka La Ligaha Spain ayaa waxaa qeybsaday saddex kooxood ee ugu sarreeya kala horreynta horyaalka haatan waana Barcelona, Atletico Madrid iyo Real Madrid.

Halkaan hoose ka eeg kooxda xilli ciyaareedka La Liga, shaxdeeduna waa 4-3-3:-

La Liga1

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close