Karim Benzema oo ka soo muuqday hees “RAP” ah! [Daawo]

Karim-Benzema-Booba

(Paris) 10 Maajo 2016. Weeraryahanka Real Madrid Karim Benzema ayaa ka soo muuqday hees raab ah oo uu dhowaan soo saaray Rabiiste Booba.

Heesta uu Karim Benzema ka soo muuqday waxaa lagu magacaabaa ‘Walabok’,

Benzema –  oo 12-kii bilood ee la soo dhaafay shido u joog ahaa ayaa dhaqan xumada uu caanka ku noqday dared ku seegi doona Euro 2016.

Waxaa uu qeyb ka ahaa falkii cajaalda galmada ah looga duubay laacibka khadka dhexe ee France iyo Lyon Mathiyuu Valbuena.

Weeraryahanka waxa uu xiran yahay marka uu kaamirada ka soo muuqanayo Jiinis, Koofiyad isaga oo sida raabiisteyaasha gamcaha uu god godaya!

Daawo:

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close