Day: May 10, 2016
-
England
EPL: WHM VS MAN U 3-2…Man Utd oo badis oo baskoodii oo la jejebiyey la iskugu daray! (Daawo)
(London) 10 Maajo 2016 – Macasalaamayntii West Ham ee garoonka Upton Park ayaa dhinac ka qurxoonayd maaddaama ay garaaceen kooxda…
Read More » -
Aasiya
RASMI: Berlusconi oo heshiis la galay maalqabeennada doonaya AC Milan (Warbixin)
(Milano) 10 Maajo 2016 – Wixii la sugaba iminka ayay rasmiyoowdey oo milkiilaha AC Milan ee Silvio Berlusconi wuxuu ogolaaday…
Read More » -
England
GOOGOOSKA: West Ham United vs Manchester United 3-2 (Man Utd oo la maray)
TOOS Upton Park West Ham: Randolph, Antonio, Reid, Ogbonna, Cresswell, Lanzini, Kouyate, Noble, Payet, Sakho, Carroll. Kaydka: Tomkins, Valencia, Obiang, Collins, Moses,…
Read More » -
Germany
Waa kuma Renato Sanches, halkuu asal ahaan ka soo jeedaa?. (Aqriso wax kasta oo aad uga baahan tahay xiddiga ay Bayern Munich ka dul qaaday Man United)
(Munich) 10 Maajo 2016. Bayern Munich ayaa si lama filaan ah uga dul qaaday Man United saxiixa xiddiga ay indhaha…
Read More » -
England
Sidee loogu kala guuleystay abaal marinada FACEBOOK ee horyaalka Premier League?
(England) 10 Maajo 2016. Haddii kol hore la qabtay abaal marinadii xaflada Premier League isla markaana Riyad Mahrez loo caleemo…
Read More » -
England
Stephen Ireland oo lugta ka jabay maanta
(England) 10 Maajo 2016. Laacibkii hore ee Man City ee iminka u safta Stoke City Stephen Ireland ayaa tababarka maanta…
Read More » -
England
Tababaraha Tottenham miyaa loo doonayaa xilka Man United…(Ferguson iyo Pochettino oo qado qarsoodi ah wada yeeshay, Maxaa laga hadlay?)
(England) 10 Maajo 2016. Haddii aad aragto taageere Tottenham oo walaacsan waa sax maxaa yeelay Sir Alex Ferguson ayaa qado…
Read More » -
England
Roma oo soo diiday dalabkii ugu horeeyay ee Chelsea ay ka gudbisay Radja Nainggolan
(London) 10 Maajo 2016 Kooxda Roma ee dalka talyaaniga ayaa soo diiday dalabkii ugu horeeyay ee Chelsea ay ka gudbiso laacibka…
Read More » -
Italy
Juventus oo heshiis cusub ka saxiixday laba kamid ah ciyaartoydeeda muhiimka ah
(Turin) 10 Maajo 2016 Kooxda Juventus ee dalka talyaaniga ayaa heshiis cusub ka saxiixday laba kamid ah ciyaartoydeeda muhiim ka ah…
Read More » -
Spain
Alvaro Arbeloa oo isna markiisa ka hadlay xiriirka kala dhexeeya Gerard Pique
(Madrid) 10 Maajo 2016. Daafacyada reer Spain ee u kala safta kooxaha ku coltama La Liga ee Real Madrid iyo Barcelona…
Read More »