Day: May 8, 2016
-
Spain
Rodrigo oo shaaciyay sababtii garsooruhu uu casaanka u siiyay kulankii Real Madrid
(Madrid) 08 Maajo 2016 Kooxda Real Madrid ayaa 3-2 ugu awood sheegatay dhigeeda Valencia kulan muran badan ka dhex abuuray saxaafada…
Read More » -
Spain
“Guul darada Atletico waa mid cashir noo ah” – Luis Enrique
(Barcelona) 08 Maajo 2016 Tababaraha kooxda Barcelona Luis Enrique ayaa ka hadlay guul daradii caawa soo gaartay kooxda Atletico Madrid oo kula…
Read More » -
England
Shaki wayn oo soo wajahay waayaha Danny Welbeck ee Euro 2016
(London) 08 Maajo 2016. Waxaa khatar wayn ay soo wajahday waayaha Euro 2016 ee weeraryahanka reer England ee kooxda Arsenal…
Read More » -
Spain
LA LIGA: Barcelona oo guul raaxo leh ka gaartay Espanyol iyo Atletico Madrid oo gabi ahaan isaga hartay tartanka La Liga+SAWIRRO
(Catalonia) 08 Maajo 2016. Barcelona ayaa ku dhawaaneysa inay difaacato La Liga kaddib markii ay 5-0 ku martay kooxda ay…
Read More » -
Spain
Tababaraha Valencia oo weerar ku qaaday garsooraha kadib goolkii Benzema
(Madrid) 08 Maajo 2016 Tababaraha kooxda Valencia Pako Ayestaran ayaa ka hadlay guul daradii caawa ka soo gaartay Real Madrid oo 3-2…
Read More » -
Spain
LA LIGA: Real Madrid oo tiri kaama haro Barcelona kaddib markii ay soo dar-dartay Valencia…(Ronaldo oo labo jeer shabaqa tagay)+SAWIRRO
(Madrid) 08 Maajo 2016. Real Madrid ayaa guul wayn ka gaartay Valencia oo ay ku marti galisay Beranbeu 3-2. Los…
Read More » -
Horyaallada
TOOS u daawo: Torino vs SSC Napoli – LIVE (Shaxda sugan)
Torino: Padelli; Bovo, Jansson, Silva; Zappacosta, Benassi, Vives, Acquah, Peres; Martinez, Belotti Torino bench: Ichazo, Castellazzi, Molinaro, Obi, Farnerud, Immobile,…
Read More » -
Italy
Miralem Pjanic oo u jawaabay kooxaha doonaya: Waxaan ku faraxsanahay Roma”
(Roma) 08 Maajo 2016 Kubadd sameeyaha kooxda Roma Miralem Pjanic ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa kadib guushii galabta kooxdiisu ay ka gaartay kooxda…
Read More » -
Italy
TOOS u daawo: Hellas Verona vs Juventus – LIVE (Shaxda sugan)
Verona: Gollini; Pisano, Bianchetti, Helander, Emanuelson; Viviani, Marrone; Wszolek, Ionita, Siligardi; Toni Juventus: Neto; Barzagli, Bonucci, Rugani; Cuadrado, Sturaro, Lemina,…
Read More » -
England
EPL: Liverpool oo garoonkeeda Anfield ku garaacday Watford + Sawirro
(Liverpool) 08 Maajo 2016 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa garoonkeeda guul kaga gaartay naadiga Watford oo marti u ahayd…
Read More »