”Waxaan ahay taageere Arsenal ah” – Louis van Gaal

(Manchester) 07 Maajo 2016 – Macallinka Manchester United ee Louis van Gaal ayaa qirtay inuu yahay taageere Arsenal ah – ugu yaraan kulanka Axadda.

Naadiga Old Trafford ayaa haatan ha dhibic uun u jira kooxda kaalinta 4-aad heeysata ee Manchester City kaddib markii ay maanta garaaceen Norwich, waxayna sida la fahmi karo haatan dhoowrayaan inay ku hor sibxato kooxda Arsene Wenger oo berri kulmayaan.

“Waxaan ahay taageere Gunners ah [Axadda], waa kulan adag, lkn kaddib guuldarradii Real Madrid. Uma sahlana Manchester City inay soo kabato,”  ayuu ku yiri BT Sport.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close