Juan Mata oo sameeyay arrin ay ku farxeen jamaahiirta Old Trafford! + Sawirro (Waa maxay?)

(Manchester) 07 Maajo 2016 – Laacibka Spaniard-ka ah ee Juan Mata ayaa kooxda guusha ku quusiyey kooxda Norwich City kahor intii uusan ku dhaqaaqin arrin dhaqaajisey quluubta jamaahirtii ciyaarta, maaddaama uu soo salaamey wiil cuuryaan ahaa oo ciyaarta daawanayey.

Kubad qaabeeyahan Spanish-ka ah ayaa goolka guusha kusoo nooleeyay rajada kooxda Manchester United ee Champions League, waloow haatan uusan calafkoodu cagtooda oo qura ku xirnayn.

Balse wuxuu sameeyay jeesto aad loo amaanay kaddib markii uu yimid wiilka yar ee cuuryaanka ah ee Man United taageera oo uu xitaa sawir la galay kahor intii aanu aadin qolka lebbiska.

b1 b2

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close