Xiddigaha Liverpool oo kaddib markii ay gaareen final-ka Europa League, isku diyaarinaya kulanka Axadda ee Premier League + Sawirro

(Liverpool) 06 Maajo 2016 – Tababare Jurgen Klopp ayaa hoggaaminayey maanta oo Jimce ahayd tababarka kooxdiisa Liverpool ay isugu diyaarinayso kulanka Axadda Premier League ee ay la leeyihiin naadiga Watford.

Kaddib markii ay wiilasha Liverpool xalay gaareen kama dambaysta tartanka Europa League ayey dib ugu soo laabteen maanta xerada tababarka ee Melwood, iyadoo isku diyaarinaya kulanka adag horyaalka ee Watford.

Jurgen Klopp iyo kooxdiisa Reds waxa ay final-ka Europa League kula ciyaari doonaan magaalada Basle  naadiga Sevilla 18-ka bishan May.

Halkaan hoose ka daawo tababarkii maanta ee kooxda Liverpool:-

1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close