INTER MILAN VS EMPOLI: Shaxda & safafka ay berri fiidkii kusoo geli karaan!

(Milano) 06 Maajo 2016 – Waxaa berri fiidkii isku dheggan kooxaha Inter Milan vs Empoli oo ku ciyaari doona gegada San Siro ee magaalada Milano.

Kooxda Nerrazzurri ayaa si kama dambayn ah uga quusatay kaalinta 3-aad oo ay ayaamihii dambe cayrsanaysey, yeelkeede waxay doonaysaa inay xagsato booskeeda 4-aad, si ay dhib la’aan ugusoo baxdo EL.

Haddaba, hoos ka dhugo shaxda loo badinayo oo dhamaystiran.

SAFKA HORE
Handanovic 1 23 Pelagotti
D’Ambrosio 33 6 Bittante
Nagatomo 55 21 Mário Rui
Kondogbia 7 32 Paredes
Miranda 25 26 Tonelli
Juan Jesus 5 15 Costa
Biabiany 11 17 Zielinski
Medel 17 5 Saponara
Icardi 9 20 Pucciarelli
Jovetic 10 7 Maccarone
Perisic 44 11 Croce
KAYDKA
Éder 23 1 Pugliesi
Palacio 8 3 Zambelli
Manaj 97 77 Büchel
Ljajic 22 13 Maiello
Gnoukouri 27 33 Krunic
Brozovic 77 24 Cosic
Santon 21 37 Ariaudo
Carrizo 30 99 Chanturia
Berni 46 14 Diousse
Alex Telles 12 55 Giacomel
Melo 83
Aan la heli karin Skorupski, Livaja, Piu, Laurini
Murillo Ganaaxan Mchedlidze
Handanovic, Jovetic, Telles, Perisic Digniin qaba Costa, Buchel

Untitled

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close