BOLOGNA VS AC MILAN: Shaxda & safafka ay habeen dambe kusoo geli karaan!

(Bologna) 06 Maajo 2016 – Kooxda mashaqaysan ee AC Milan ayaa habeen dambe kulan aad muhim u ah ugu martiyi doonta kooxda Bologna oo ay u ciil cunsan tahay maaddaama ay gurigeeda uga badisay lugtii hore.

Kulankan waxaa maraq digaag dheeraad ah ku daraya wadciga labada kooxood; AC Milan waxay u ordaysaa kaalinta 6-aad oo kaaga darane todobaadkii ugu dambeeyay lagala wareegey kaddib bareejooyin rakhiis ah oo is xigey iyo xitaa guuldarrooyin laga fursan karey.

Kooxda Bologna iyadu waxay doonaysaa inay aamin ka noqoto heerka 2-aad iyadoo aad ugu baahan guul ay Milan ka gaarto, iyadoo uu Dona Doni sheegay inay jeclaan lahaayeen inay badbaadadooda ku xaqiijiyaan dhibcaha Milan. Haddaba hoos ka eeg.

SAFKA HORE
Mirante 83 99 Donnarumma
Rossettini 13 20 Abate
Masina 25 2 De Sciglio
Diawara 21 18 Montolivo
Maietta 20 17 Zapata
Gastaldello 28 13 Romagnoli
Mounier 26 4 José Mauri
Brighi 33 10 Honda
Floccari 99 45 Balotelli
Brienza 23 70 Bacca
Giaccherini 17 91 Bertolacci
KAYDKA
Sarr 97 5 Mexes
Da Costa 1 32 Abbiati
Juan Zuñiga 11 1 López
Oikonomou 2 33 Alex
Krafth 4 96 Calabria
Ferrari 24 25 Simic
Pulgar 5 27 Kucka
Destro 10 9 Luiz Adriano
Acquafresca 18 16 Poli
Taïder 8 72 Boateng
Mbaye 15 73 Locatelli
7 Menez
Destro, Morleo, Donsah, Rizzo, Zuculini Aan la heli karin Niang, Bonaventura, Antonelli
Ganaaxan
Destro, Maietta, Oikonomou, Taider Digniin qaba

Untitled

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close