Day: May 6, 2016
-
Spain
SAWIRRO: Cristiano Ronaldo oo daawaday kulan Taynis ah oo ay isaga hor’imaanayeen labo saaxiibadiis ah… (Rafael Nadal vs Joao Sousa)
(Madrid) 06 Maajo 2016 – Xiddiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo oo maskaxda ku haya in laga sugayo inuu…
Read More » -
Ameerika
Ronaldinho oo dib ugu soo laabanaya garoomada….(Goorma?)
(Brazil) 06 Maajo 2016. Goormaa kugu dambeysay macallinka goysmada, laacibkii hore ee xulka qaranka Brazil malaha ma dhawa, Ronaldinho ayaa…
Read More » -
England
Xiddigaha Liverpool oo kaddib markii ay gaareen final-ka Europa League, isku diyaarinaya kulanka Axadda ee Premier League + Sawirro
(Liverpool) 06 Maajo 2016 – Tababare Jurgen Klopp ayaa hoggaaminayey maanta oo Jimce ahayd tababarka kooxdiisa Liverpool ay isugu diyaarinayso…
Read More » -
Italy
RASMI: Macallin Massimiliano Allegri oo heshiiska u kordhiyey kooxdiisa Juventus
(Turino) 06 Maajo 2016 – Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in Massimiliano Allegri uu heshiis cusub…
Read More » -
Afrika
Dekedda oo guul dirqi ah ka gaartay Jeenyo
(Muqdisho) 06 Maajo 2016.Kooxda Dekedda ayaa guul ka gaartay naadiga Jeenyo ciyaar ka tirsan horyaalka Soomaaliya oo ay galabta wada…
Read More » -
England
Jose Mourinho sheekadan kama aqbali doono Man United haddii uu xilka u qabto
(Manchester) 06 Maajo 2016. Tababarihii hore ee Chelsea Jose Mourinho ayaa aad u doonayo inuu qabto xilka Man United xilli…
Read More » -
Spain
“War odayga maxaa sidaan loo yeelay,”. Xiddigaha Barcelona oo bur iyo ukun ugu qubeeyay Alves….(Ogoow sababata)+SAWIRRO
(Catalonia) 06 Maajo 2016. Daafaca reer Brazil ee kooxda Barcelona ayaa maanta ahaa dhibane kaddib markii ay xiddigaha kooxdiisa ugu…
Read More »