Manuel Pellegrini oo ku wajahan AC Milan

3099712_heroa

(Milan) 05 Maaj0 2016. Milan waxa ay isha ku haysaa Manuel Pellegrini  kaddib marka ololahan uu dhamaado waayihiisa Manchester City, sidaas waxaa laga soo xiganayaa La Gazzetta dello Sport.

Chilian-ka waxa uu ka tagi doona Manchester City dhamaadka xilli ciyaareedkan waxaana badali doona Pep Guardiola, kooxda reer Italy waxa ay diyaar u tahay in ay si dhaqsiyo leh ay dalab ugu gudbiso tababarihii hore ee Real Madrid.

Cristian Brocchi ayaa haatan talada Milan haya, laakiin hadii uu Coppa Italia ku lumiyo Milan, muruq weynayaasha Europe is badal ayey ku qasabanaan doonaan.

3109442

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close