HOR DHAC: Liverpool Vs. Villarreal

villa

(Liverpool) 05 Maajo 2016. Liverpool waxa ay Anfield ku soo doontaa caawa Villareal lugta labaad ee afar dhamaadka Europa League.

Is aragii hore waxa uu ku soo idlaaday 1-0 oo ay xilli dambe guusha ku raacday dhinaca Spain.

WARARKA LABADA NAADI

___ Jurgen Klopp waxa uu sameeyey is badalo kulankii toddobaadkan, hase ahaatee,  caawa  safkiisa ugu adag ayuu la iman doonaa.

___ Emre Can ayaa sare u qaaday niyada Liverpool kahor lugta labaad ee ay caawa Villarreal la dheeli doonaan kaas oo ka soo laabanaya dhaawac.

Mamadou Sakho is still suspended pending Uefa’s investigation into a failed drugs test.

____ Mamadou Sakho wali xaaladiisa wey taagan tahay maadama ay Eufa baaritaano ku hasyo kaddib markii uu ku guul dareystay in laga baaro isticmaalka maan dooriyaha.

___ Daniel Sturridge isna caawa safka hore ayaa la filayaa in uu hogaamiyo.

___ Villarreal mushaakil badan oo dhaawaca ma saarna.

 

LA SOCO

___ Villarreal lagama badin 12-kii kulan ee ugu dambeeyey Eufa Europa League.

 

SAFAFKA LA FILI KARO

Liverpool: Mignolet; Clyne, Lovren, Toure, Moreno; Milner, Can, Allen; Lallana, Firmino, Coutinho

Villarreal: Asenjo; Mario, Musacchio, Ruiz, Costa; Adrian, Pina, Bruno, Suarez; Soldado, Bakambu

Gegida: Anfield

Saacadda Geeska Africa: 10:05Pm

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close