Waa kuwee kooxahan fasalkan dhaliyey goolashii ugu badnaa Yurub?

(Zurich) 03 Maajo 2016 – Waxaa meel wanaagsan oo gebagebo ah maraya horyaallada waawayn ee qaaraddan Yurub, waxaana todobaad kahor lagu kala baxay Serie A, halka xalay la go’aamiyey ciddii qaadan lahayd taajka EPL oo noqotay kooxda ka yaabiska ah ee Leicister City.

Haddaba, aynu eegno xagal dhankaas ka geddisan oo aan soo ururino kooxaha fasal-ciyaareedkan Yurub ugu goolasha badan, marka la isu geeyo guud ahaan goolasha ay ka dhaliyeen tartamada kala gedisan.

Hoostan ka eeg sawir muujinaya sida ay u kala goolal badan yihiin fasalkan:

b1

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close