SAWIRRO: Hollywood oo film ka sameeynaya Leicester! (Eeg isku aadka jilayaasha & laacibiinta)

(Los Angeles) 03 Maajo 2016 – Hollywood ayaa dabcan ka hela sheekooyinka xiisaha leh, sida cadna sanadkan ma jirin mid ka xiise badan midda Leicester City markii mid ciyaareed laga hadlayo waayo waataa isla geddisey Premier League tiiyoo aysan ka mid ahayn turuqya waynta tabareystay ee la tiriyo.
Warku wuxuu haatan sheegayaa in durba la diyaariyey mabda’iyan in film laga sameeyo guusha kooxda Dawacooyinka, lkn su’aashu ay ka taagan tahay jilayaashii kala meteli lahaa, tusaale ahaan yaa iska dhigaya Jamie Vardy ama Claudio Ranieri IWM?
Kooxda Leicester ayaa isu diyaarinaysa inay Sabtiga ku dabbaal degto garoonkeeda King Power Stadium balse aan idin siinno jilayaasha loo badin karo inay kala metelaan kooxda Foxes.
JILAYAASHA VS CIYAARTOOYDA:
STEVE MARTIN as CLAUDIO RANIERI
JACK O’CONNELL as JAMIE VARDY
PADDY CONSIDINE as NIGEL PEARSON
ZAYN MALIK as RIYAD MAHREZ
HUGH JACKMAN as ROBERT HUTH
RYAN REYNOLDS as CHRISTAN FUCHS
DAVID HAREWOOD as WES MORGAN
PAUL BETTANY as KASPER SCHMEICHEL
LOU DIAMOND PHILLIPS as LEO ULLOA
DAVID OYELOWO as N’GOLO KANTE
OWEN WILSON as ROBBIE SAVAGE
Gool FM