Goolhaye David De Gea oo xilli ciyaareedkii saddexaad oo is xiga ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee Man United + Sawirro

(Manchester) 03 Maajo 2016 –  Haddii Daafaca reer England ee Chris Smalling uu si lama filaan ah ugu guuleystay xiddigii ugu fiicnaa ee ciyaartooyda kooxda Manchester United ay soo doortaan.

Shabaq ilaaliyaha xulka qaranka Spain iyo kooxda Manchester United ee David De Gea ayaa isna loo doortay sanadkiisii sadexaad oo xiriir ah xiddiga ugu fiican kooxdiisa, kaddib markii la qabtay xafladda sanadlaha ee kooxda Man United.

Waxa uu goolhaye David De Gea abaal-marintan ku garaacay xiddiga reer France ee Anthony Martial oo isaguna xilli ciyaareedkan wacdaro muuqda ka sameeyey kooxdiisa.

De Gea ayaa sidaas ku xaqiijiyey inuu saddex sano xiriir ah yahay xiddiga ugu fiican kooxdiisa, kaddib markii uu Man United dhibco badan u badaadiyey, xilli dhibaatooyin ay dhexda kaga jirtay.

DAAWO BADBAADOOYINKII UU SAMEEYEY DE GEA:-

SAWIRRO:

Che9YeCW0AAsFvF ChfFA0GW0AEoE-S ChfKioSWgAEAorN ChfSOVuWMAIUhhf

DeGea DeGea1

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close