DEG DEG: Jug kale oo Milan ku dhacday!

(Milano) 03 Maajo 2016 – Kooxda AC Milan ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in dhamaadka kulankii kulankii AC Milan-Frosinone oo uu gadaal kasoo galay Axaddii uu ku dhaawacmay daafaca Luca Antonelli.

Laacibkan oo ka mid ah laacibiinta fara ku tiriska ah ee ilaa xad ugu dadaalka badan kooxda Milan oo mashaqo ku jirta ayaa wax ka noqday muruqa kubka ee lugta midig.

Xilliga soo kabashada ayaa la go’aamin doonaa isagoo hadba ku xirnaan doona xadka uu dhaawucu gaarsiisan yahay, waana jug kale oo ku dhacday kooxda Brocchi.

b

 

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close