Day: May 3, 2016
-
Champ' League
AQRISO: Rikoodhadii cajiibka ahaa ee laga diiwaan galiyay kulankii ay Atletico Madrid ugu soo baxday Final-ka Champions League…( Griezmann oo taariikh sameeyay)
(Munich) 03 Abriil 2016. Waxaan aqriste kuu ururinay rikoodhadii laga diiwaan galiyay ciyaartii ay Atletico Madrid ugu soo gudubtay final…
Read More » -
Champ' League
CL: Atletico Madrid oo isa soo taagtay Final ka Champions League….(Real Madrid iyo Man City mid iska soo saara)+SAWIRRO
(Munich) 03 Maajo 2016. Atletico Madrid ayaa ciyaar saxariir ay ka martay ugu soo baxday Final Champions League kaddib markii…
Read More » -
Spain
GOOGOOSKA: Bayern Munich vs Atletico Madrid 2-1 (2-2) (Atletico oo jaratay tikitka San Siro)
TOOS Allianz Arena Bayern Munich: Neuer, Lahm, Boateng, Javi Martinez, Alaba, Ribery, Xabi Alonso, Vidal, Douglas Costa, Lewandowski, Muller Kaydka:…
Read More » -
England
“Waan sugi la’ahay inaan arko isagoo KASTUUMO bis ku fadhiya istuudiyaha.”.
(England) 03 Maajo 2016. Indhaha oo idil waxay ku fooraraan xiddiga TV-ga, saxafiga caanka ah ee Gary Lineker kaa oo…
Read More » -
Afrika
Kooxda Gudelle FC oo bar bar laga tuugay kulan ka tirsan tartan ka soconaya South Sudan
(South Sudan) 3 Maajo 2016. Kulan Xisoo Gooni ah lahaa ayaa waxa uu todobaadkii la soo dhaafay ka dhacay South…
Read More »