EPL: CHEL VS TOT 2-2…Kooxda Leicester oo noqotay horyaalladda EPL + Sawirro

(London) 02 Maajo 2016 – Kooxda Leicester City ayaa loo cimaamaday taajka horyaalka EPL kaddib markii ay 2-2 ku kala bexeen kooxaha Spurs vs Blues oo caawa oo Isniin ah ciyaarayey, taasoo ay kooxda Blues ku caawiyeen macallinkoodii hore.

Waxaa kooxda Spurs ee martida ahayd oo goolasha ku hormartay goolasha u kala dhaliyey Hary Kane oo shabaqa luxay daqiiqaddii 35-aad, kahor intii uusan Chelsea oon jawaabin midkale dul saarin Heung-Min Son daqiiqaddii 44-aad.

Kooxda Blues oo baytkeeda lagu bood boodey ayaa goolka 1-aad la timid daqiiqaddii 58-aad kaasoo uu ku qaaraamay gaashaanka dambeedka ah ee Gary Cahil, waxaana goolka barbarraha oo gool qurxoon noocii lagu tilmaami jirey ahaa u saxiixay Eden Hazard daqiiqaddii 83-aad.

B

 

 

B2 - Copy B - Copy

B b1 B2 B3 B4 B5 B6 B7 B8 B11 B12 B13 B14

b1

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close