Bani’aadam iska dhaafee Robot/Mashiin xitaa goolka kama celin karo Lionel Messi…(Daawo adigaa yaabi doonee!!)

Messi

(Catalonia) 02 Maajo 2016.  Kaddib shan kulan oo u dhaxeesay March iyo April oo uu gool la’aan ahaa, Lionel Messi ayaa ku soo laabtay qaab ciyaareedkiisii wacnaa isagoona saddex gool dhaliyay shan kalena caawiyay afartii kulan ee ugu dambeysay ee Barcelona.

Laakiin waxaa sheekadaa oo dhan  ka daran markaad daawato muuqaalka hoose oo bani’aadamkii in laga soo tagay waxaa goolka ka celin waayay Mashiin wayn, mar uu ka soo muuqday Japanese TV show.

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close