Day: May 2, 2016
-
England
SAWIRRO XUL AH: Xafladda sanadlaha ee kooxda Man United….(Yaa loo doortay laacibka ugu fiican, sideesa loogu kala guuleystay abaal marinada kale?)
(Manchester) 02 Abriil 2016. Waxaa soo idlaatay xafladda sanadlaha ee kooxda Man United taa oo lagu bixiyo abaal marino kala…
Read More » -
England
Taageerayaasha Leicester City maxay qorshaynayaan inay ka sameeyaan magaaladooda, haddii ay kooxdoodu caawa ku guulaysato Premier League?
(Leicester) 02 Maajo 2016 – Taageerayaasha kooxda Leicester City ee Waddanka Ingiriiska ayaa ku mashquulsan sidii magaallada Leicester ay uga…
Read More » -
England
DAAWO: Taageerayaasha Arsenal oo geeri u rajeeyay tababare Arsene Wenger!
(London) 02 Maajo 2016 Taageerayaasha kooxda Arsenal ayaa geeri u rajeeyay tababaraha reer France ee Arsene Wenger kaas oo ku guul…
Read More » -
Afrika
Laacibka Soomaaliyeed ee kooxda Chelsea Mukhtar Ali Afgooye oo marti ku ahaa koobkii JENERAL DAA’UUD ee shalay lagu qabtay London…..(Kooxdee ku guuleysatay)+SAWIRRO XUL AH
(London) 02 Maajo 2016. Waxaa koofurta magaalada London ka dhacay koobkii sanadlaha ahaa ee Jeneral Daa’uud oo si wadajir ah…
Read More »