Day: May 1, 2016
-
Champ' League
“Waan ogaa inuusan ciyaareyn Cristiano Ronaldo. Haddana waxaa Spain ii jooga saaxiibo QISH iga siinaya Real Madrid,”. Manuel Pellegrini
(Manchester) 01 Maajo 2016. Tababaraha Man City Manuel Pellegrini ayaa u digay Real Madrid una sheegay inay saaxiibo u joogan…
Read More » -
Italy
Massimiliano Allegri oo dib u dhigay wada hadalada heshiis kordhinta kooxdiisa
(Turin) 01 Maajo 2016 Tababaraha kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa ka hadlay heshiis kordhintiisa kadib guushii ay galabta kooxdiisu ka gaartay Carpi.…
Read More » -
England
Kadib guul daradii Man City, waa sidee tartanka booska 4-aad ee horyaalka ingiriiska?
(London) 01 Maajo 2016 Ilaa 4 kooxood ayaa u hanqal taagaya booska 4-aad ee kala saraynta horyaalka ingiriiska xiliciyaareed kan kadib…
Read More » -
Spain
Ma ogtahay in Ronaldo uu caawimaad waydiistay Barcelona si uu u ciyaaro kulanka Man City?…(Aqri sheekadan)
(Madrid) 01 Maajo 2016. Xiddiga Real Madrid Cristiano Ronaldo ayay ka go’antahay inuu ciyaaro kulanka Man City ee lugta labaad…
Read More » -
England
Claudio Ranieri oo aan daawan doonin kulanka Chelsea iyo Tottenham (Ogoow sababta)
(Leicester) 01 Maajo 2016 Tababaraha kooxda Leicester City ee Claudio Ranieri ayaa sheegay inuusan daawan doonin kulanka u dhexeeya habeen dambe kooxaha…
Read More » -
England
EPL: Mane oo maraqa ka cabay Man City…+ SAWIRRO
(Southampton) 01 Maajo 2016 – Kooxda kubadda cagta Southampton ayaa guul wayn kaga gaartay garoonkeeda naadiga Manchester City, kulan ka…
Read More » -
England
“Waxaan u qalanay inaan guul ka gaarno Leicester City” – Wayne Rooney
(Manchester) 01 Maajo 2016 Kabtanka kooxda Man United Wayne Rooney ayaa ka hadlay barbarihii kooxdiisu ay lagashay galabta kooxda Leicester City oo…
Read More » -
Spain
“Messi iyo Ronaldo halkaan kama dhalin karaan 80-gool.”. Paulo Dybala oo tilmaamay inuu jilcan yahay horyaalka La Liga
(Juventus) 01 Maajo 2016. Xiddigaha ugu fiican kubbada cagta adduunka ee waqti xaadirkan ma ay dhaliyeen 80-gool xilli ciyaareedkii haddii…
Read More » -
Spain
Barcelona oo waayi karta goolhaye Claudio Bravo inta ka harsan xilli ciyaareedka
(Catalonia) 01 Maajo 2016. Goolhayaha Barcelona Claudio Bravo ayaa garoomada ka maqnaan kara inta ka harsan xilli ciyaareedka iyadoo loo…
Read More »