MA QANACSANIN: Taageerayaasha Gunners oo ku mudaaharaaday milkiilaha & macallinka kooxda + Sawirro

(London) 30 Abriil 2016 – Kooxda Gunners ayaa haatan gurigeeda kula ciyaaraysa kooxda Norwich City oo u dagaallamaysa inay kusii taaq qaado horyaalka EPL, halka Arsenal ay doonayso inay jamaahiirteeda siiso maalin kale oo ay farxaan, kaddib sanad kale oo lagu hqor qaatay horyaalkii ay ku haminaysey.
Yeelkeede, taageerayaasha kooxda oo dabcan qaati ka jooga ma dhalaysnimada natiijada kooxda ayaa mudaaharaad ku dhigay bannaanka garoonka iyagoo sitey halku dhegyo isbedel doon ah, waloow aysan isku raacsanayn dhanka uu isbedelkaasi diiradda saarayo.
Tusaale ahaan, qaar baa soo jeedinaya in la diro macallinka kooxda ku caaryaystay ee Arsene Wenger, halka ay qaar kale qabaan in uu eelka Arsenal ka imanayo milkiilaha Stan Kroenke.

Photographer Craig Mercer/CameraSport
Football – Barclays Premiership – Arsenal v Norwich City – Saturday 30th April 2016 – Emirates stadium – London
© CameraSport – 43 Linden Ave. Countesthorpe. Leicester. England. LE8 5PG – Tel: +44 (0) 116 277 4147 – admin@camerasport.com – www.camerasport.com

Gool FM