JUVENTUS VS CARPI: Shaxda & safafka ay berri duhurkii kusoo geli karaan!

(Torino) 30 Abriil 2016 – Kooxda Juventus oo markii 5-aad oo xiriir ah loo cimaamaday taajka horyaalka Talyaaniga ayaa berri duhurkii madadaalin doonta kooxda Carpi, lkn ma sahlana.

Waloow ay Juve iska faaja faajoonayso kooxda Carpi iyada waxaa kurbo wayn ku haysa kasii mid ahaanshiyaha Serie A-da oo ay sanadkeedii 1-aad ka qayb gashay.

Macallinka Juve ee Max Allegri oo diiddan inay kooxdu is dhigato ee ay kaddib feejignaanta lumiso ayaa sheegay inuu berri soo safi doono qaar badan oo ka mid ah xiddigaha muhimka ah, si ay iskugu diyaariyaan final-ka Coppa Italia oo iman doona kaddib 3-da kulan ee harsan.

SAFKA HORE
Buffon 1 27 Belec
Cuadrado 16 2 Sabelli
Evra 33 6 Gagliolo
Rugani 24 23 Suagher
Bonucci 19 21 Romagnoli
Barzagli 15 5 Zaccardo
Asamoah 22 17 Crimi
Lemina 18 4 Cofie
Morata 9 99 Mbakogu
Zaza 7 10 Verdi
Pogba 10 29 Martinho
KAYDKA
Rubinho 34 15 Lasagna
Audero 38 16 de Guzmán
Alex Sandro 12 58 Fedele
Padoin 20 11 Di Gaudio
Sturaro 27 7 Porcari
Khedira 6 3 Letizia
Lichtsteiner 26 19 Pasciuti
Hernanes 11 13 Poli
Pereyra 37 36 Daprelà
Dybala 21 91 Colombi
Mandzukic 17
Caceres, Chiellini, Marchisio, Neto Aan la heli karin Gnahoré
Ganaaxan Bianco, Lollo
Hernanes, Lichtsteiner, Mandzukic, Pogba Digniin qaba Letizia, Romagnoli, Zaccardo, Lollo, Poli

Untitled

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close