SAWIRRO: Liverpool oo ka dagtay Dortmund ka hor kulankooda habeen dambe

(Dortmund) 06 Abriil 2016 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ka dagtay magaalada Dortmund ka hor kulanka lugta hore ee quarter-final-ka Europa League oo ay habeen dambe ku wajahayaan naadiga Borussia Dortmund garoonka Westfalenstadion.

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa dib ugu laabtay dhulka laga jecel yahay ee Jarmalka, isagoo la ciyaari doona kooxdiisii hore ee uu hoggaamin jiray.

Robert Firmino ayaa safarka qeyb ka ahaa oo shaxda ku jira inkastoo uu qabay dhaawac muruqa ah.

SAWIRRO:

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close