DAAWO: PSG oo €193m ku dooneysa Neymar!

(Barcelona) 06 Abriil 2016 – Waxaa todobaadkan soo baxay warar sheegaya in kooxda kaashka heysata ee reer Faransiis ee PSG ay malaayiin ku baadi goobeyso garab-weerarka Neymar Jr.

Kooxdan ayaa laacibkii hore ee Santos oo haatan Barca u safta ku doonaysa adduun lacageed oo gaaraya €193 milyan oo euro.

Neymar ayaa sidoo kale lala xiriirinayaa kooxo badan oo kale sida Man Utd, iyadoo ay saxaafaddu taas sabab uga dhigeyso mustaqbalka laacibka ee kooxda oo aan fadhiyin.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close