10-ka xiddig ee ugu rigoore tuurista badan tartanka Champions League + Sawirro

(Yurub) 06 Abriil 2016 – Dhaliyaha Real Madrid ee Cristiano Ronaldo iyo weeraryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ka mid ah xiddigaha hoggaaminaya kuwa rigooreyaasha ugu badan ka dhaliyey tartanka Champions League.

Shabakadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa shaacisay 10-kii ciyaaryahan ee ugu rigoore tuurista badnaa tartanka Champions League, weeraryahanka xulka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaana hoggaanka u haya kaasoo dhaliyey 11 rigoore.

Waxaa ku soo xiga Luis Figo oo isna soo maray Real Madrid kaasoo dhaliyey 10 rigoore, waxaana saddexda xiddig ee ugu rigoore dhaliska badan buuxinaya xiddiga xulka Argentina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi kaasoo dhaliyey 9 gool ku laad.

Ruud van Nistelrooy iyo Thomas Muller oo ku soo xiga ayaa min 7 rigoore dhaliyey, halka ay min 6 gool ku laad wadaagaan  Del Piero, Aguero, Van Persie, Gerrard iyo Ronaldinho.

SAWIRRO:

1- Cristiano Ronaldo | 11 rigoore dhaliyey

Cristiano Ronaldo

2- Luis Figo | 10 rigoore dhaliyey

Cristiano Ronaldo

3- Lionel Messi | 9 rigoore dhaliyey

Cristiano Ronaldo

4- Ruud van Nistelrooy | 7 rigoore dhaliyey

Cristiano Ronaldo

5- Thomas Muller | 7 rigoore dhaliyey

Cristiano Ronaldo

6- Alessandro Del Piero | 6 rigoore dhaliyey

Cristiano Ronaldo

7- Sergio Aguero | 6 rigoore dhaliyey

Cristiano Ronaldo

8- Robin van Persie | 6 rigoore dhaliyey

Cristiano Ronaldo

9-  Steven Gerrard | 6 rigoore dhaliyey

Cristiano Ronaldo

10- Ronaldinho | 6 rigoore dhaliyey

Cristiano Ronaldo

gerrard-ronaldo-messi_i8b0ay0tp33v17lc34xce35nn

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close