SAWIRRO: Daawo waayihii ciyaareed ee Antonio Conte oo sawirro xul lagusoo koobay!

(Roma) 04 Abriil 2016 – Antonio Conte ayaa haatan la hubaa inuu xagaaga bedeli doono Guus Hiddink oo uu kala wareegi doono Chelsea kaddib marka uu kasoo noqdo tartanka European Championship.

Macallinkii hore ee Siena iyo Juve, ayaa qalinka ku aasay qandaraas 3 sanadood uu ku joogayo Stamford Bridge, wuxuuna ninkani waayihiisa kasoo bilaabay kooxda Lecce kahor intii aanu halyeey ka noqonnin Juventus, isagoo horyaallo la qaaday ka macallin ahaan iyo ka laacib ahaanba.

Haddaba, aannu eegno waaya macallinka xulka Talyaaniga oo aanu sawirro xul ah kasoo diyaarinnay waayihiisa ciyaareed, jeer uu isu diyaarinayo bogga cusub ee Premier League.

b1b2 b3 b15 b18 b19 b20

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close