JUVE VS NAPOLI: Ka bogo 7-da kulan ee u kala harsan labadan kooxood!

(Roma) 04 Abriil 2016 – Juve ayaa la joojin la’yahay, halka Napoli nabar lagu gaarsiiyey guriga Udine, waxaana haatan Bianconeri iyo Azzurri todobaadka 31-aad u dhexeeysa 6 dhibcood, horyaalkana waxaa ka harsan 7 kulan oo qura.

Dadka yaqaanna kubadda Talyaaniga sida Parandelli ayaa durba sheegay in la oran karo horyaalkii waaba dhamaaday oo Scudetto wuxuu markii 5-aad oo xiriir ah geli doonaa jeebka Juve, balse waa uun aragti qof.

Haddaba labada kooxood iyo kulamada u kala harsan oo ay ku jiraan ugu yaraan min 2 kulan oo adag marka dhanka warqadda laga eego ayaannu idiin haynaaye ka bogta.

 

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close