Yaa ku leh xiddigaha Barca iyo Real? Carlo Ancelotti oo mid mid isu bar bar dhigay!

(Catalonia) 02 Abriil 2016. Tababarihii hore ee Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa is bar bar dhigay dhiniciisii hore iyo Barcelona safafkoodda kahor kulanka El Classico ee caawa.;

Ninka reer Italia oo leylin doona Bayern Munich ololaha dambe ayaa in yar gacanta sare siiyey Barcelona safkeedda marka la bar bar dhigo Los Blancos.

Claudio Bravo vs Keylor Navas

Natiijadda –  Bar bar dhac

Dani Alves vs Dani Carvajal

Natiijadda: Bar bar dhac

Pique vs Pepe

Natiijo: Pique ayaa wanaagsan

Mascherano vs Sergio Ramos

Natiijadda: Ramos ayaa wanaasgan

Jordi Alba vs Marcelo

Natiijadda: Marcelo ayaa wanaagsan

Busquets vs Casemiro

Natiijadda: Busquets ayaa wanaagsan

Rakitic vs Kroos

Natiijadda: Rakitic

Iniesta v Modric

Natiijadda: Bar bar dhac

Neymar vs Bale

Neymar. Koritaankiisii ciyaaryahanimo waxa ay ahayd cajiib. Bale sidoo kale waa ciyaaryahan go’aamiye ah laakiin waxa uu seegay kulamo badan dhaawacyo darted. Waqtigan waxaa wanaagsan Neymar.

Suarez vs Benzema

Bar bar dhac:   Waa laba ciyaaryahan oo kala gedisan. Suarez waa ciyaaryahan u dhashay in uu dhaliye ahaado, sidoo kale waxa halis abuuri kara dhaq dhaqaaqyaddiisa. Benzema sidoo kale dheeshiisa wey wanaasgan tahay laakiin waa in uu goolal badan dhaliyo. Waa kala doorasho adag.

Bar Bar dhac:  Maxaa dhihi karaa? Labadda ciyaaryahan ee dunidda ugu wanaasgan haddana heer ciyaareedkoodda wuu wanaagsan yahay.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close