Kumaa ku adkaan kara kooxaha Barcelona iyo Real Madrid kulanka caawa ee El Clasico?

(Barcelona) 02 Abriil 2016 – Kulanka wayn ee El Clasico ayaa caawa dhex mari doona kooxaha ku xafiiltama Spain ee Barcelona iyo Real Madrid, waa kulan adduunka oo dhan laga wada sugayo caawa.

Haddaba aqriste adiga kooxdee ayey kula tahay inay ku adkaan karto kulankan El Clasico kooxaha Barcelona iyo Real Madrid.

Dhanka kalena Real Madrid maka aarsan doontaa Barcelona oo kulankii hore ku soo garaacday garoonkeeda.

Soo qor goolasha ay ku kala badin karaan kooxaha Spain, fikirkaagu waa inoo muhiim.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close