AQRISO: Goortii ugu horreysay ay safteen kulanka El Clasico xiddigaha ugu waa wayn ee Barcelona iyo Real Madrid ka hor kulankooda caawa

(Spain) 02 Abriil 2016. Waxaa si xiiso iyo xamaasad leh loo wada sugayaa kulanka ugu wayn kubbada cagta adduunka ee El Clasico, inkastoo ay Barca dhibco badan ka horreyso Real Madrid misane weli dhadhan way leedahay ciyaartu.

Haddaba Marca ayaa idin soo gudbineysaa goortii ugu horreysay uu tababare Zidane safto kulankan la magac baxay El Clasico iyo goortii ay sidoo kale markii ugu horreysay lugta loo soo galiyo kulankan qaar ka mid ah xididigaha ugu waa wayn ee Barcelon iyo Real Madrid ee waqtigan.

HOOS KA EEG:

Sergio Ramos – Real Madrid 0-3 Barcelona – 19/11/2005.

Zinedine Zidane – Real Madrid 2-0 Barcelona – 4/11/2001.

Pepe – Barcelona 0-1 Real Madrid – 23/12/2007.

Marcelo – Real Madrid 4-1 Barcelona – 7/5/2008.

Sergio Busquets – Barcelona 2-0 Real Madrid – 13/12/2008.

Andres Iniesta – Barcelona 3-0 Real Madrid – 20/11/2004.

Gerard Pique – Real Madrid 2-6 Barcelona – 2/5/2009.

Cristiano Ronaldo – Barcelona 1-0 Real Madrid – 29/11/2009.

Lionel Messi – Real Madrid 0-3 – 19/11/2005.

calsico

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close