Aqriso 18-Ciyaaryahan Ee U matalaysa Dalkeena Is Reeb Reebka 20-Jirada iyo Kooxihii Laga Soo xulay +Sawirro

Xulka qaranka kubada cagta Soomaaliya ee 29-jiarda ayaa shalay ka ambabxay garoonka diyaarada Aaden  Cadde iyagoo safar u ah dalkaEthipoia oo  ku ciyaari doonaan  kulanka koowaad ee  isreebreebka koobka Qaramada Afrika _(Caf Under 20)

Macalin Xulka qaranka kubada cagta Soomaaliya  Maxamed Cabdulle Farayare  ayaa  la safray 18 ciyaaryahan  oo laga soo xulay 10 koox naadiyada heerka koowaad ee ka qeyb galaya horyaalka.

Kooxaha Heegan, Jeenyo iyo Gaadiidka ayaa min 3 ciyaaryahan ku leh xulka, Elman iyo Dekedda aya dhankooda laga soo xulay min laba , halka shanata koox  ee kmale laga soo xulay min hal ciyaaryahan .

Haddaba  halkanka aqriso liiska 18 ciyaaryahan iyo kooxaha laga soo xulay

1-Ibrahim Cabdi Maxamed            – Gadiidka

2-C/qaadir Muxiddin Xasan              – Dekedda

3-Ciise C/qaadir brahim                   –Banaadir SC

4-C/kariim Cabdalla Maxamud           – Dekedda

5-Axmed Qaacshe                                – Elman

6-Feysal Xasan Xaashi                     – Jeenyo United

7-Nuur Ibrahim Cali                              – Elman

8-C/maan Cusman Maxamed                 -Heegan

9-C/Casiis Ismaciil Maxamud                 -Heegan

10-Yasiin C/ulle Yusuf                            -Heegan

11-Mahad Cali Axmed                            –  Fc Muqdisho

12- Saciid Cabdi Daahir                           -Signjet

13-Nuune Haashim Axmed                      -Horseed

14-Sadam C/aahi Gaab                            -Gadiidka

15-Xasan Siidow Hilowle                        -Saxafi FC

16-Mustaf Qaalib Xuseen                      – Jeenyo United

17-C/Casiis Maxamed Catoosh             – Jeenyo United

18-Mahad Nur Faarax                              -Gadiidka

Xidigahaan matali doona dalkeena ayaa waxa hogaamindoona Macalin Maxamed Cabdulle fara yare oo taariikh wanaagsan ku leh  tartamada kale duwan ee dalka Dibadiisa lagu qabtay.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close