Rasmi: Valancia oo ceyrisay macalinkeeda Gary Neville

(Spain) Maarso 2016 Kooxda Valencia ayaa goordhow shaqadii ka ceyrisay macalin Gary Neville sidaas waxaa lagu xaqiijiyay website-ka rasmiga ah ee kooxdaas.

Neville, oo ku guda jira shaqadiisa qaranka England ayaanan ka qeyb ahayn tababarkii ugu danbeeyay ee ciyaaryahanada Valecnia maadaama uu xulka England la qaadanayay kulankoodii Webley ee xalay

Si kastaba, naadiga Los Che ayaa xaqiijisay in daafacii hore ee Manchester United ay shaqada ka direen, waxaana booskaas ka badali dona Pako Ayestaran.

“Kadib falanqeyn taxadar leh oo aan ku sameynay xalaadan, kooxda waxaa ay go’aansatay iney iska fasaxdo tababaraha,” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay Valencia.

Markii la ceyriya kadib Gary Neville ayaa saxaafada la hadlay isagoo yiri  “Waxaan doonayaa inaan umahadceliyo kooxda Valencia, taageerayaasha, shaqaalaha iyo ciyaaryahanada dhamaan

GOOL FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close