Pep Guardiola Iyo Zidane Oo Ku Dagaalami Doona Laacib Ka Tirsan Juventus

Pep Guardiola ayaa u baahan inuu dib u dhis uu la dhacsan yahay isagu ku sameeyo kooxda Manchester City marka uu yimaado kooxda xilli ciyaareedka marka uu dhamaado, isagoo hadda soo iibsanaya xiddigo uu eeganaayo.

Sida ay daabacday Jariirada “The Sun” ee dalka ingiriiska Guardiola ayaa bilaabay wada xasaasi ah uu la galay shakhsiyaadka ku dhaw laacibka weerarka dhexe kooxda Juve  Paul Pogba si uu u keeno  xili ciyaareedka soo aadan Manchester City.

Manchester City ayaa dagaal aad u xoogan kala kulmi doonta kooxha Chelsea, Paris Saint – Germain iyo kooxda Real Madrid oo dhamaantood wada xiiseenaya saxiixa xidigan .

Si ay kooxda reer England u guuleesato waxay bixin doontaa aduun lacageed gaaraya  60-million pound, iyadoona mushaar ahaan u siin doonto sanadkiiba 16-million pound haii uu yimaado City.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close