Home Yurub

Yurub

TOOS u daawo: Bayern Munchen vs AC Milan – LIVE (Shaxda sugan)

Bayern Munchen - AC Milan Bayern Munchen - AC Milan Bayern Munchen - AC Milan BAYERN MONACO (4-2-3-1): Früchtl; Rafinha, Hummels, Martinez, Bernat; Alaba, Tolisso; Coman, Müller, Ribery; Lewandowski. AC MILAN (4-3-3): G. Donnarumma; Abate, Musacchio, Zapata, R. Rodriguez; Kessie, Montolivo, Bonaventura; Niang,...

”Ma jiraan dalabyo ka yimi Inter ama Juventus oo ku wajahan Keita Baldé Diao.”...

(Roma) 22 Luulyo 2017 - Guddoomiyaha SS Lazio ee Claudio Lotito ayaa sheegay inuusan wax dalab ah ka helin kooxaha Inter walaa Juventus, kuwaasoo la sheegayay inay doonayaan Keita Baldé Diao. Laacibkan ayuu qandaraaskiisu dhamaanayaa xagaaga soo aaddan, iyadoo kooxo...

Leonardo Bonucci oo markii ugu horreeysay ka hadlay sababtii uu uga soo tegey Juventus

(Shenzhen) 22 Luulyo 2017 - Gaashaanka Leonardo Bonucci ayaa difaacey go'aankii uu ku tegey kooxda Milan - “Isuma arko khaa'in ama calooshiis u shaqayste” ayuu yiri. Dambeedkan ayaa si lala yaabo horraantii bishan ugu wareegey kooxda Rossoneri, isagoo Torino ka...

BAYERN MUNICH VS AC MILAN: Shaxda & safafka ay duhurkan kusoo geli karaan!

(Shenzhen) 22 Luulyo 2017 - Waxaa goor aan sidaa u fogayn magaalada Shenzhen kulan saaxiibtinimo ku yeelanaya camaaliqooyinka taariikhiga ah ee Bayern Munich iyo AC Milan, kulan ka tirsan 2017 International Champions Cup. Macallimiinta Carlo Ancelotti iyo Vincenzo Montella...

Chelsea oo diiradda saaratay Alex Oxlade-Chamberlain

(London) 22 Luulyo 2017.] Waxaa a soo warinayaa in Chelsea ay kala xaajooneyso Arsenal saxiixa Alex Oxlade-Chamberlain toddobaadka dambe. Bishii taktay Oxlade-Chamberlain waxa uu ka carooday caga jiidka Gunners ee ku aadan in ay qandaraaska u dheereyso. 23 jirka laba gool ayey...

PSG oo aduunkan lacageed ku tijaabin doonta is adkeyska Arsenal

(Paris) 22 Luulyo 2017. Paris Saint – Germain waxa ay £70million ku tijaabin doontaa Arsenal si ay uga fur furto Alexis Sanchez. Kooxda reer France si xoog leh ayaa loola xiriirinayey Sanchez iyada oo uu agaasimeheeda Antero Henrique la kulmay wakiiladda...

Arsenal oo fursad loo siiyey la saxiixashada Rafinha

(London) 22 Luulyo 2017. Arsenal waxaa loo soo bandhigay in ay iibsato khadka dhexe ee Barcelona Rafinha sida ay warineyso Sky Sports . 24 jirka ayaa iminka ka soo kabanaya dhaawac jilibka ah laakiin kooxda ka dhisan Camp Nou wali waxa...

Chelsea oo u fasaxday Matic in uu ku biiro Mancheter United

(London) 22 Luulyo 2017. Khadka dhexe ee Chelsea Nemanja Matic waxaa fasax loo siiyey in uu dhammeystiro heshiis uu United ugu biirayo £50 million. Sida laga soo xiganayo Daily Telegraph Blues wey u u ogolaaneysaa Serbian-ka in uu aado dhinaca xifaaliyeyaashooda...

Barcelona oo Dybala miciin bidi doonta hadii uu Neymar dhabarka u jeediyo

(Catalonia) 22 Luulyo 2017. Barcelona waxa ay bartilmaameedkeeda kowaad ka dhigatay Paulo Dybala si ay ugu badasho Neymar hadii uu ku biro Paris Saint – Germain. Sida ay warisay Mundo Deportivo , kooxda reer Spain waxaa ka go’an in ay Juventus...

Goorma ayaa la samaynayaa isku aadka horyaalka Talyaaniga?

(Roma) 20 Luulyo 2017 - Waxaa lagu dhawaaqay goorta la samaynayo isku aadka horyaalka Talyaaniga ee fasal-ciyaareedka soo aaddan ee 2017-18 oo lagu wado inuu furmo 20-ka bisha Agoosto ee soo aaddan. Waxaa isku aadka la samayn doonaa Arboco, 26-ka...